Qoraal kasoo baxay Wasaarada Amniga gudaha Xukuumada Soomaaliya ayaa lagu cambaareeyay weerar madaafiic loo adeegsaday oo shalay lagu qaaday xarunta Xalane oo Xafiis ku leedahay Qaramada Midoobay.
Wasaarada Amniga gudaha qoraalka kasoo baxay ayaa lagu sheegay dabo gal lagu hayo dadkii ka dambeeyay weerarka madaafiicda, waxa ayna Wasaaradu sheegtay in gacanta kusoo dhigi doonto dadkii weerarkaasi ka dambeeyay.
Halkan ka Akhriso Qoraalka kasoo baxay Wasaarada Amniga
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com