Allbanaadir.com
NEWSPUNTLAND

Guddiga Doorashada Gudoonka Golaha Wakiilada Puntland oo la magaacabay (Akhriso)

Qoraal kasoo baxay Gudoomiyaha KMG eeĀ  golaha wakiilada maamulka Puntland ayaa lagu magacaabay guddiga qaban qaabada doorashada gudoonka Golaha Wakiilada maamulka Puntland .

Guddiga Doorashada Gudoonka golaha wakiilada maamulka Puntlanad ayaa ka kooban 7-xubnood oo golaha katirsan, waxaana guddigan Gudoomiye looga dhigay Xildhibaan Ismaaciil Cabdi Abtiile.

Halkan ka Akhriso magacyada Guddiga Doorashada

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

Madaxweyne Cirro oo Wareegto ku soo saaray amar culus

Caydiid Ali

Biden oo qarka u saaran inuu ka baxo tartanka doorashada

Caydiid Ali

Maxaa ka soo baxay kulan Axmed Madoobe la qaatay Saraakiishiisa ciidamada? (Sawirro)

Caydiid Ali
Taboola Ads ---