Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Xildhibaano War kasoo saaray Qoraalkii kasoo baxay Wakiilka Qaramada Midoobay

Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo la magac baxayy Badbaado Qaran ayaa soo dhaweeyay Qoraal kasoo baxay Wakiilka Qaramada Midoobay oo Wasaarada Amniga ka dalbaday in la cadeeyo Xarigii Abuu Mansuur iyo rabshadihii ka dhacay Baydhabo.

Qoraalka kasoo baxay Xildhibaanada Badbaado Qaran ayaa sidoo kale looga dalbada dowlada Mareykanka in ay cadeeyso sida ay u aragto habdhaqanka dowlada federaalka Soomaaliya uu hogaamniyo Madaxweyne Farmaajo oo dhalashada dalkaasi heesta .

Xildhibaanada Qoraalka ay soo saareen ayaa kusoo aadaya xili dowlada Federaalka ay ka carootay qoraalkkii shalay kasoo baxay Ergayga Qaramada Midoobay u qaabilan Soomaaliya , waxa ayna dowlada dalbatay in ergaygan uu dalka isaga baxo.

Halkan ka Akhriso Qoraalka kasoo baxay Xildhibaanada Badbaado Qaran

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

Mashaariic ay Soomaaliya u balan qaaday Dowlada Qadar oo maanta la dhagax dhigayo

Cabdi Cade

Dhageysiga Dacwada laga gudbiyay natiijada Doorashada Kenya oo bilaabatay

Cabdi Cade

Deni oo amaro culus ku soo rogay Wasaaradaha Puntland (Akhriso)

Caydiid Ali
Taboola Ads ---