Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Axmed Madoobe oo Guddoomiye u magacaabay gobol aan ku jirin gacanta Maamulkiisa (Akhriso)

gMadaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta Gudoomiyaha Gobolka Jubbada Dhexe u magacaabay Mudane Haajir Bile Sugaal.

Talaabadan ayaa ku soo aadaysa xili gobolka Jubada dhexe guud ahaantiis ay ka taliyaan xoogaga Al-shabaab waana gobolka kaliya Somalia oo dhan ee kooxdan ay si dhameystiran gacanta ugu heyso.

Arintan ayaa daba socoto dhaqdhaqaaqyo maalmahan ay gobolada jubbooyinka ka wadaan ciidamada Maamulka Jubbaland kuwaasoo la sheegay iney gogol xaar u yihiin guluf dagaal oo Al-shabaab looga saarayo Jubooyinka.

HOOS KA AKHRISO WAREEGTADA

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

Faahfaahin: Qarax ka dhacay guri lagu diyaarinayey oo Muqdisho ku yaalla (Sawirro)

Caydiid Ali

Nabadoon caan ah oo lagu dilay Muqdisho & faahfaahino ka soo baxaya

Caydiid Ali

Markab uu Wakiil ka yahay Senator Soomaaliyeed oo afduub loo heesto

Cabdi Cade
Taboola Ads ---