Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Cali Xasan Cabdalla (Cali Muhaajir) oo isku dhiibay ciidamada Jubbaland (Sawirro)

Maamulka Jubbaland ayaa sheegay in mid ka mid ah dagaalyahanada Shabaab uu isku soo dhiibay ciidamada Maamulkaasi.

Saraakiisha Jubbaland ayaa magaca dagaalyahanka isku soo dhiibay ku sheegay Cali Xasan Cabdalla (Cali Muhaajir), waxayna intaa ku dareen in uu Alshabaab ka tirsanaa 10 Sano.

Dagaalyahanada weli ka tirsan Al-Shabaab ee ka dagaalama degaanada maamulkaasi  ugu baaqeen inay isa soo dhiibaan iyagoo u balan-qaaday soo dhoweyn.

Sidaan oo kale dhowr mar oo hore ayey maamulka Jubbaland u soo bandhigeen dagaalyahano ka tirsanaa Shabaab oo isku soo dhiibay ciidamada Maamulka Jubbaland.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

 

Related posts

Sheekh Shaakir oo hadal adag kula hadlay Odayaasha Guriceel oo Codsi ula tagay

Cabdi Cade

Ciidamada Isreal oo gudaha u galay Isbitaalka Gaza iyo falalkii ay ka sameeyeen

Cabdi Cade

(Daawo) Farmaajo oo 16 bilood ka dib ku soo laabtay Muqdisho, kana hadlay ujeedkiisa

Caydiid Ali
Taboola Ads ---