Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Xildhibaanadii ka laabtay Mooshinka Madaxweynaha oo qoraal cusub soo saaray (Akhriso)

Xildhibaannada Baarlamanka Somalia ee ka laabtay Mooshinka ay keeneen Madaxweynaha ayaa War murtiyeed soo saaray, kaasoo ay uga hadlayaan qodobo kala duwan oo khuseeya xaalada dalka.

War murtiyeedka ay soo saareen ayey ku sheegeen in ka laabshada mooshinka ay ku timid ka dib markii ay qiimeeyeen xaaladda siyaasadeed ee dalka ayna u tureen isla markaana u tanaasuleen danta, dadka iyo dalka Soomaliyeed.

Xildhibaanadan oo ahaa kuwii ku midoobay kutlada Badbaado Qaran  ayaa talooyin u soo jeediyey Madaxweynaha iyo Ra’isul Wasaaraha kuwaasoo ay dalbadeen iney ku dhaqmaan.

Dhowrida Madax-banaanida Baarlamaanka iyo joojinta faragelin kasta oo keeni karta iney si hufan ula xisaabtamaan heyadaha fulinta ayaa ka mid ah talooyinka ay soo jeediyeen.

Hoos ka akhriso qoraalka ay soo saareen:-

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Jaamacada Jazeera oo Ogeysiis Muhiim ah u heysa ardayda dhameysatay dugsiyada sare 

Cabdi Cade

Somaliland oo codsi ka dhan ah dowladda Soomaaliya u dirtay Deeq bixiyaasha Caalamka

Cabdi Cade

Ciidamadii qaadistooda muranka ka taagnaa oo saakay laga qaaday Baladweyne

Cabdi Cade
Taboola Ads ---