Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Madaxweynaha Puntland C/wali Gaas oo xafiiskiisa ka soo saaray War-saxaafadeed (Akhriso)

Madaxweynaha Dowladda Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas  ayaa goor dhow War-saxaafadeed ka soo saaray xafiiskiisa magaalada Garoowe ee xarunta Puntland.

Gaas ayaa hambalyo u direy ciidanka Booliska Soomaaliyeed Xuska Sannad guuradii 75-aad ee kasoo wareegtay maalintii la’aasaasay ciidanka Booliska Soomaaliyeed 20 December 1943.

HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

Labo kamid ah Madaxda Maamul goboleedyada oo dalka ka maqan iyo Siyaasada ka dambeysa

Cabdi Cade

Israel & Xamaas oo ku heshiiyey xabad joojin kooban

Caydiid Ali

Raisul Wasaaraha Soomaaliya oo weli kulamo kala duwan ka wada Washington

Caydiid Ali
Taboola Ads ---