Allbanaadir.com
NEWS

(Daawo Sawirro) Wasiirka Maaliyada Somalia oo Magaalada Doxa kula kulmay Cali Shariif Al-Emadi

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaalle Beyle iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ku sugan Magaaladda Doxa ayaa kulan ka qaatay dhigiisa dalka Qatar Cali Shariif Al-Emadi.

Labada wasiir ayaa ka wada hadlay arrimo badan oo ay ka mid yihiin wada shaqaynta labada wasaaaradood iyo horumarinta Dhaqaalaha Soomaaliya.

Dr. Beyle ayaa sheegay in dhigiisa Qatar ay si gaar ah diirada u saareen qodobo ay ka mid yihiin xoojinta xiriirka qotada dheer ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Qarar.

Wasiirka Maaliyada Soomaaliya ayaa tilmaamay in dalka Qatar uu uga qeyb galay shirka Wasiiradda  Maaliyadda dalalka Islaamka oo Magaaladda Doxa lagu soo gebagabeeyey.

“Waxaan maanta la kulmey Wasiirka Maaliyadda Wadanka Qadar Mudane Ali Shariif Al–Emadi oo aan arrimo badan oo khuseeya xoojinta xiriirka labada dal” ayuu yiri Dr Beyle.

 

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Dowlada oo War kasoo saartay Doorashada Jubbaland iyo Liiska Odayaasha soo xulaya …

Cabdi Cade

Hantiile caan ah oo safar dalxiis hawada sare ku bixinaya $28 malyan oo doolar

Cabdi Cade

Axmed Madoobe iyo Wasiiradiisa oo ka shiray Qabsashada Xagar iyo Arrimo kale (Sawirro)

Cabdi Cade
Taboola Ads ---