Allbanaadir.com
NEWSSOUTH WEST

(Akhriso) Guddiga doorashada Madaxweynaha K/Galbeed oo jadwal cusub shaaciyey

Guddiga Doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Baydhabo ka soo saaray Jadawlka doorashada la filayo inay ka dhacdo Magaaladaas, iyadoo doorashada oo lagu waday iney dhacdo 17-ka bishan dib loo dhigay illaa 19ka bishan.

Qoraal ka soo baxay Guddiga doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa lagu shaaciyay jadwalkan oo ku soo aaday xili maanta magaalada Baydhabo ay ka dhaceen rabshado ka dhashay xarig ciidamada Itoobiya kula kaceen Mukhtaar Roobow oo ka mid ahaa musharaxiinta u taagan doorashadaas kaasoo loo sopo duuliyey magaalada Muqdisho oo uu haatan ku xiran yahay.

Hoos ka akhriso Jadwalka doorashada.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

Wasiir Axmed Xasan oo Kulan miro dhal ah la qaatay Sasirit Tangulrat

Cabdi Cade

Masuul katirsan Shirkadda Amal Bank oo saakay la afduubtay

Cabdi Cade

Shiikh Aadan Madoobe oo la kulmay Raisul Wasaarihii hore ee Somalia (Sawirro)

Caydiid Ali
Taboola Ads ---