Allbanaadir.com
NEWS

Gudoomiyha golaha Shacabka oo qoraal kasoo saaray Mooshinkii Farmaajo laga gudbiyay

Qoraal kasoo baxay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh ayaa lagu sheegay in in Mooshinka Hindise sharciyeedka xil ka qaadista Madaxweynaha ee uu qabtay  9-kii bishan la waafajin doono sida uu qabo Dastuurka dalka iyo xeer hoosaadka.

Gudoomiyaha qoraalka uu soo saaray ayaa meesha ka saaraya Qoraalkii shalay kasoo baxay Xoghayaha golaha shacabka oo sheegay in uu buray mooshinkii laga soo gudbiyay Farmaajo kadib markii xildhibaano aan gudbin mooshinka laga been abuurtay.

Halkan ka Akhriso Qoraalka uu soo saaray Maxamed Mursal

Related posts

Amar ka soo baxay Farmaajo oo dhaqan galay & Amarkaas oo xaalad cabsi ah ku soo kordhiyay Magaalada !!

Caydiid Ali

Madaxweyne Qoorqoor oo gaaray degaanka Qaayib, kuna dhawaaqay..(Sawirro)

Caydiid Ali

(Wareegto) Muuse Biixi oo Magacaabay guddi baaris oo ka kooban Shan xubnood

Caydiid Ali