Allbanaadir.com
NEWS

Khilaafkii Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Somalia iyo kan G/Banaadir oo Xal laga gaaray (Akhriso Cadeyn)

Wasaarada Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumada Soomaaliya ayaa xal ka gaartay khilaafkii ragaadiyay ganacsatada Soomaaliyeed iyo Hogaanka Rugta Ganasiga Soomaaliya iyo kan Gobolka Banaadir.

Qoraal kasoo baxay Wasaarada Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumada Soomaaliya ayaa lagu shaaciyay in xal kama dambeys ah laga gaaray khilaafkii ka jiray Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha, waxaana qoraalkan lala socodsiiyay Madaxweynaha iyo Ra’isul Wasaaraha.

Wasaarada Ganacsiga ayaa ka laabatay kala diristii Hogaanka Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha oo jiritaankeeda la baabi’iyay bishii Agoust ee sanadkii hore, waxa ay sidoo kale Wasaarada si KMG ah ugu aqoonsatay Hogaanka Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha gobolka Banaadir  .

1-Cabdi Naasir Cali Maxamed : Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga Gobolka Banaadir

2-Cali Xasan Warsheekh :Gudoomiye kuxigeenka Koobaad

3-Mahdi Xasan C/Raxiim : Gudoomiye kuxigeenka Labaad

 

Halkan ka AKhriso Qoraalka kasoo baxay Wasaarada Ganacsiga iyo Warshadaha

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Guddoomiyaha Maxkamdaha sare ee dalka oo jeediyey hadal digniin ah

Caydiid Ali

Raisul Wasaare Rooble oo safarkiisii ugu horeeyey ku tagaya gobolada dalka

Caydiid Ali

Dib-u-howlgelinta Sheybaarka Hubinta Tayada Dhismaha Muqdisho oo la Daah-furay

Cabdi Cade
Taboola Ads ---