Golaha Wasiirada maamulka Puntland oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Garawe ayaa meel mariyay gobol cusub oo lagu soo kordhiyay gobolada uu ka kooban yahay maamulka Puntland.
Wasiirada maamulka Waqtigiisu dhamaaday ee Puntland ayaa ansixiyay in Degmada Taleex laga dhigo gobol katirsan Puntland, waxaana degmada la hoosgeeyay deegaano iyana laga dhigay Degmooyin.
Halkan ka Akhriso Qoraal kasoo baxay Wasiirada Puntland
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com