Allbanaadir.com
NEWS

Munaasabad xariga looga jarayo Garoonka Diyaaradaha Garawe oo hada socota

Munaasabad balaaran oo xariga looga jarayo garoonka Diyaaradaha Magaalada Garawe ayaa xiligan si toos ah uga socota gudaha garoonka, waxaana Munaasabadan goob joog ka ah  Madaxweynaha Soomaaliya iyo masuuliyiin kale.

Waxaa hada socda khudbado ay Madaxda ka qeyb galeysa munaasabada xarig jarka jeedinayaan, waxaana Munaasabadan ay tahay mid si heer sare ah usoo agaasimeen maamulka Puntland.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa la filayaa in goordhaw si rasmi ah xariga uga jaro garoonka Cusub ee laga dhisay magaalada Garawe, waxaana Madaxweynaha sidoo kale munaasabadaasi ka jeedin doonaan khudbad .

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Wasiir Abshir Cumar oo la kulmay Ardayda Soomaaliyeed ee wax ka barata dalka Serbia (Sawirro)

Cabdi Cade

Saraakiil & dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab oo dil & dhaawac loo geystay iyo ajnabi Nolol lagu soo qabtay (Magaciisa)

Caydiid Ali

Dowladda Eretria oo ku hanjabtay in xiriirka u jareyso Soomaaliya haddii ay …

Cabdi Cade
Taboola Ads ---