Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa xilalka ka qaaday:-
- Mudane Saadaq Muqtar Cabdulle, Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Dastuurka iyo Federalka Dowladda Hirshabeelle.
2. Mudane Cabdixakiin Maxamuud Axmed (Xooshoow), Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Amniga Gudaha Dowladda Hirshabeelle.
HOOS KA KAHRISO WAREEGTADA