Allbanaadir.com
NEWS

Xildhibaanno war kasoo saaray dhibaato dowladda ku heyso Jubbaland

Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka JFS ku matala maamulka Jubbaland, ayaa War-saxaafadeed kasoo saaray dhibaatada dowadda dhexe ay ku heyso Shacabka dagan Deegaanada Jubbaland.

Warka ay soo saareen xildhibaannada Jubbaland kasoo jeeda ayey ku cambaareeyeen dhibaatooyin dhinaca amniga ah iyo xasillooni darro ay ka wado deegaannada Jubbaland , gaar ahaan gobolka Gedo.

Related posts

Xamaas oo Buufino holcaya u dirtay Koonfurta Qudus iyo Israa’il oo ka jawaabtay

Cabdi Cade

Digniin laga soo saaray kulan xasaasi ah ay yeesheen guddiga arimaha deg dega ee Britain

Cabdi Cade

Ciidanka Danab oo howlgal qorsheysan ku soo qabtay xubno ka tirsan Al-Shabaab

Caydiid Ali
Taboola Ads ---