NEWSPuntland oo DF uga digtay in la siyaasadeeyo Gargaarka by Caydiid AliApril 23, 20250 Share0 Wasaaradda Gargaarka iyo maaraynta madiibooyinka dawladda Puntland waxay ka digaysaa siyaasadaynta arimaha Gargaarka taas oo sababi karta in lagu takrifasho oo la baalmaro shuruucda caalamiga ah. HOOS KA DAALACO QORAALKA PUNTLAND