Allbanaadir.com
NEWS

Xamse oo Laascaanood ka dhagax-dhigay 8 mashruuc oo waa weyn (Sawirro)

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ฆ๐š๐ ๐š๐š๐ฅ๐š๐๐š ๐‹๐š๐š๐ฌ๐œ๐š๐ง๐จ๐จ๐ ๐ค๐š ๐๐ก๐š๐ ๐š๐ฑ-๐๐ก๐ข๐ ๐š๐ฒ ๐Œ๐š๐ฌ๐ก๐š๐š๐ซ๐ข๐ข๐œ ๐ฐ๐š๐š๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง

Laascaanood, Axad, 13 Abriil 2025 โ€“ Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u dhagax dhigay Siddeed mashruuc oo muhiim ah, kuwaas oo dowladda Federaalka Soomaaliya, ay ka hirgelinayso magaalada Laascaanood iyo guud ahaan deegaannada maamulka SSC-Khaatumo.

Raโ€™iisul Wasaaraha, oo mudnaan gaar ah siinaya muhiimadda ay leedahay in la gaarsiiyo shacabka Soomaaliyeed adeegyada sida gaarka ah loogu baahan yahay, ayaa sheegay in mashaariicdan ay xoojin doonaan isku-xirka bulshada iyo dowladnimada, una gogol-xaarayaan kobac dhaqaale iyo horumar waara oo laga hirgaliyo dalkeenna.

Mashaariicda la dhagax-dhigay ayaa kala ah:

๐Ÿ. ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ญ๐จ๐จ๐ฒ๐š๐๐š ๐Œ๐š๐š๐ฆ๐ฎ๐ฅ๐ค๐š ๐’๐’๐‚-๐Š๐ก๐š๐š๐ญ๐ฎ๐ฆ๐จ.
๐Ÿ. ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐’๐จ๐œ๐๐š๐š๐ฅ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐‰๐ข๐ง๐ฌ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š, ๐‹๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐‹๐š๐š๐ฌ๐œ๐š๐ง๐จ๐จ๐.
๐Ÿ‘. ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐๐จ๐ฅ๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐’๐’๐‚-๐Š๐ก๐š๐š๐ญ๐ฎ๐ฆ๐จ.
๐Ÿ’. ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐‚๐ข๐ฅ๐ฆ๐ข๐ ๐š ๐…๐š๐ซ๐ฌ๐ฆ๐š๐๐š ๐†๐š๐œ๐š๐ง๐ญ๐š ๐ž๐ž ๐’๐š๐ฒ๐ข๐ ๐Œ๐š๐ฑ๐š๐ฆ๐ž๐.
๐Ÿ“. ๐–๐š๐๐๐š๐๐š ๐ฅ๐š๐š๐ฆ๐ข ๐š๐ก ๐จ๐จ ๐ข๐ฌ๐ค๐ฎ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ข ๐๐จ๐จ๐จ๐ง๐ญ๐š ๐’๐š๐ฆ๐š๐ค๐š๐š๐› ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ฎ๐ฎ๐ก๐จ๐จ๐๐ฅ๐ž.
๐Ÿ”. ๐—๐š๐Ÿ๐ข๐ข๐ฌ๐ฒ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐๐ฎ๐ฐ๐š๐ง ๐จ๐จ ๐š๐ฒ ๐ค๐ฎ ๐ฌ๐ก๐š๐ช๐š๐ฒ๐ง ๐๐จ๐จ๐ง๐š๐š๐ง ๐ฆ๐š๐š๐ฆ๐ฎ๐ฅ๐ค๐š ๐’๐’๐‚-๐Š๐ก๐š๐š๐ญ๐ฎ๐ฆ๐จ.
๐Ÿ•. ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐†๐ฎ๐ซ๐ฆ๐š๐๐ค๐š ๐๐ž๐ ๐๐ž๐ ๐ ๐š ๐š๐ก (๐’๐Ž๐ƒ๐Œ๐€).
8. ๐ˆ๐ฌ๐›๐ข๐ญ๐š๐š๐ฅ๐ค๐š ๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐’๐’๐‚-๐Š๐ก๐š๐š๐ญ๐ฎ๐ฆ๐จ( ๐’๐ญ๐š๐ญ๐ž ๐‡๐จ๐ฎ๐ฌ๐ž ๐‡๐จ๐ฌ๐ฉ๐ข๐ญ๐š๐ฅ).

Raโ€™iisul Wasaare Xamsa, ayaa sheegay in ay farxad galinayso dhismaha xarumahan muhiimka ah kuwaas oo bixin doonna adeegyada muhiimkq qh ee dowladda, isagoo ballan-qaaday in mashaariic kale oo badanna dowladdu keeni doonto musqablka.

Related posts

Soomaaliya iyo Masar oo kawada hadlay arrin dhibaato ku qabaan dadka Soomaaliyeed

Cabdi Cade

Xassan Shiikh oo qaabilay wafdi ka socday Mid ka mid ah labada dhinac ee ku diriraya Sudan

Caydiid Ali

Dagaal goordhaw ka dhacay Xaafad katirsan Muqdisho iyo Masuul ku dhaawacmay

Cabdi Cade
Taboola Ads ---