Allbanaadir.com
NEWS

Duqeymo iyo dagaal culus oo ka dhan ah Daacish oo bilaabanaya iyo Digniin loo…

Maamulka Puntland , ayaa shaaciyay in ay bilaabanayaan duqeymo culus iyo howlgallo balaaran oo ka dhan ah kooxda Daacish ee ku sugan buuraha Calmiskaad, xilli uu gebogebo marayo wajigi saddexaad ee ciribtirka kooxdaasi ku sugan buuraha Calmiskaad.

Qoraal kasoo baxay howlgalka ciribtirka argagaxisada Daacish u qaabilsan Puntland, ayaa loogu baaqay dadka reer guuraaga ah ku dhaqan dhulka buuraleyda Calmiskaad in muddo 24-saac gudahood uga baxaan aagga ay ku sugan yihiin kooxda Daacish, si duqeymo loogu garaaco.

Howlgalka ciribtirka argagaxisad ee Puntland qoraalka kasoo baxay, ayaa lagu sheegay in ay la socdaan in kooxaha argagaxisada firxadkooda ay doonayaan in ay isku dhax qariyaan dadka reer guuraaga ah, waxaana looga digay reer guuraaga ah in ay ka fogaadaan goobaha ay joogaan kooxdaasi.

Xafiiska Shabakadda Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Dib u dhac mar kale ku yimid howlihii bixinta Baasaboorka Soomaaliga

Caydiid Ali

Koox Yurub ka dhisan oo Taangi dagaal hordhigtay Garoonkeeda (Daawo Sawirada)

Cabdi Cade

Gudoomiye sheegay in degmadiisa lagu dilay 13 ka tirsan Al-Shabaab

Caydiid Ali
Taboola Ads ---