Allbanaadir.com
NEWS

Xukuumada Somalia oo faahfaahisay safarka Xamse ee Laascaanod

Afhayeenka Xukuumadda Soomaaliya, Farxaan jimcaale ayaa ka warramaya ujeedka safarka Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre uu ku tagayo magaalada Laascaanood

Farxaan Jimcaale ayaa ku tilmaamay safarkaas inuu yahay ๐—ฆ๐—ฎ๐—ณ๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ๐—ถ๐—ถ ๐—ก๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐— ๐—ถ๐—ฑ๐—ป๐—ถ๐—บ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฆ๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฎ.

Afhayeenka ayaa xusay in Raโ€™iisul Wasaaruhu inta oo joogo Laascaanood uu la kulmayo madaxda Maamulka khaatumo iyo waxgaradka deegaanka isagoo kala hadli doona sidii loo xoojin lahaa midnimada iyo wadajirka ummada Soomaaliyeed.

“Sidoo kale Raโ€™iisul wasaaraha ayaa u kuur geli doona dhinacyadda Amniga,dhaqaalaha iyo hurmarka ka socda deegaanka Maamulka khaatumo” ayuu yiri Afhayeenka.

Sida uu afhayeenku xusay waxa uu iga Raโ€™iisulwasaare Xamse xariga ka jari doonaa mashaariic horumarineed oo ay Laascaanood fulinayso xukuummadda Somalia.

HOOS KA DAAWO HADALKA AFHAYEENKA

Related posts

Madaxweynaha Somalia Xasan Shiikh iyo wafdi uu horkacayo oo gaaray Riyadh (Sawiro)

Caydiid Ali

Al-Shabaab oo la wareegtay degaan u dhexeeya Balcad iyo Jowhar

Caydiid Ali

Ra’isul Wasaare Xamse Barre oo la kulmay Safiirka cusub ee dowladda Itoobiya (Sawirro)

Cabdi Cade
Taboola Ads ---