Allbanaadir.com
NEWS

Midowga Afrika oo ka hadlay Madaafiic lagu tuuray Xalane

Hawlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) War ka soo saaray hoobiyeyaal saka waaberigii lagu weeraray xaruntooda oo ku taalla xerada Xalane ee magaalada Muqdisho

Qoraal ka soo baxay AUSSOM ayaa lagu sheegay in dhowr madfac oo hoobiye ah lagu soo weeraray xerada Xalane.

“Abbaaro 6:05 subaxnimo, maleeshiyaadka Al-Shabaab ayaa dhowr madfac oo hoobiye ah ku soo weeraray Xerada AUSSOM ee Muqdisho. Ma jirin wax khasaare ah oo nafeed ama hantiyeed, xaalada hadda waa la xakameeyay.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA AUSSOM

Related posts

Iran: “Waa dhamaaday wejigii dulqaadka & is-xakameynta”

Caydiid Ali

Taliye Asad Diyaano oo soo dhaweeyay Saraakiil Master Degree ah (Sawirro)

Cabdi Cade

Axmed Madoobe oo uga digay Xamse Barre arrin dhibaato laga dhaxlay

Cabdi Cade
Taboola Ads ---