Siyaasiyiin kale oo ay hoggaaminayaan Ra’iisul Wasaareyaashii hore Dr. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas, Guddoomiyihii hore Golaha Shacabka Shariif Xasan Sheekh Aadan, oo labaduba hore usoo noqday Madaxweyneyaal Dowlad Goboleed iyo Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid ayaa soo saaray warsaxaafadeed wadajir ah oo ay kusoo dhaweynayaan gogosha uu fidiyay Madaxweynaha.
HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA