Madaxweynihii hore Shariif Sheikh Ahmed, Ra’iisul Wasaarihii hore Xasan Kheyre iyo Xildhibaan C/raxmaan C/shakuur ayaa soo dhoweeyay gogosha wadatashi ee Madaxweyne Xasan Sheekh ku baaqay, ayna tahay tallaab dhanka wanaagsan loo qaaday.
Hase ahaatee waxay tilmaameen in si gogosha u noqoto mid wax ku ool ah, natiijo mira dhal ahna u yeelato, inay dhowrayaan faah faahin dheeri ah oo laga helo ajandaha, waqtiga iyo ka soo qeyb galayaasha aan looga maarmin ka mira dhalinta gogosha.
HOOS KA AKHRISO QORAAL AY SOO SAAREEN