Allbanaadir.com
NEWS

Magaalada Kismaayo oo si weyn looga ciiday (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa masuuliyiin iyo dadweyne Kala duwan Salaada Ciidul fidriga kula tukada Xarunta Madaxtooyada magaalada Kismaayo

Axmed Maadoobe ayaa Umadda Islaamka ah, Shacabka Soomaaliyeed, iyo Bulshada Jubaland ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidul Fidriga.

DAAWO SAWIRRO

Related posts

Xiliga iyo goobta uu ka dhacayo kulanka Donald Trump & Kim John un oo la shaaciyey

Caydiid Ali

Benjamin Netanyahu oo qaatay go’aan adag oo Mareykanka ka careysiiyay

Cabdi Cade

(Sawirro) Gudoomiyaha Xisbiga Dimoqraadiyada Dadka oo lagu soo dhoweeyey Muqdisho

Caydiid Ali
Taboola Ads ---