Allbanaadir.com
NEWS

Cali Guudlaawe oo jiidaha dagaalka kula tukaday ciidamo & Saraakiil

Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) oo hoggaaminaya howlgalka dabar-goynta Al shabaab ayaa maanta jiida hore ee dagaalka kula dukaday salaada ciidul-fidriga Ciidamada Qalabka Sida, kuwa deegaanka iyo masuuliyiin kala duwan.

“Ma-soomaayaasha waxaan dagaal adag kala hortagnay anaga oo sooman welina waxaan jiida dagaalka u joognaa sidii loo soo af-jari lahaa.” ayuu yiri Cali Guudlaawe oo aan la sheegin magaca halka uu kula tukaday ciidamada

Gabogabadii Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle ayaa ku baaqay in loo midoobo howlgalka dabar-goynta Al shabaab

HOOS KA DAAWO SAWIRRO

Related posts

Howlgal lagu xureenayo degmooyinka Galgaduud ka degto Beesha Murusade oo bilaabanaya

Cabdi Cade

Muran dhexmaray Madaxweyne Farmaajo & Wasiir Cawad iyo Wararkii ugu dambeeyay Itoobiya

admin

Dib u dhac ku yimid shirkii Madaxda dowlad goboleedyada & Sababta ka dambeysa

Caydiid Ali
Taboola Ads ---