Allbanaadir.com
NEWS

(Daawo Sawirro) Sida looga ciiday Boosaaso iyo Garoowe

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid C/llaahi Deni oo uu weheliyo Guddoomiye Ku-xigeenka koowaad ee Golaha Wakiillada Mudane Maxamed Baari Shire ayaa maanta Salaadii Ciidul fitriga bulshada kula tukaday magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland.

Sidoo kale, Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Ilyaas Osman Lugatoor oo uu weheliyo Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Mudane Cabdirisaaq Axmed Siciid ayaa maanta Salaadii Ciidul fitriga la tukaday bulshada Caasimada Garowe

HOOS KA DAAWO SAWIRADA

Related posts

Madaxweyne Qoorqoor oo soo saaray liiska Musharaxiinta kursiga …

Cabdi Cade

Guddiga doorashooyinka Qaranka oo war cusub soo saaray

Cabdi Cade

Dibed-bax weyn oo Muqdisho laga qaban-qaabinayo & Maamulada degmooyinka oo la wargeliyey

Caydiid Ali
Taboola Ads ---