Allbanaadir.com
NEWS

DF oo War ka soo saartay duqeyn ka dhacday Puntland (Akhriso)

DF ayaa sheegtay in Howlgal Wadajir oo ay fuliyeen Taliska Ciidamada Maraykanka ee Afrika (AFRICOM) oo la shaqeynayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya uu ka dhacay buuraha GolisĀ  ee goblka Bari ee dowlad goboleedka Puntland ee Soomaaliya, kuwaasoo lagu bartilmaameedsaday kooxda argagixisada ah ee ISIS.

“Duqeymahan oo lala beegsaday goobo ay gabbaad ka dhigayanayeen argagixisada arxanka darran ee Daacish ayaa lagu taageerayay howlgal ballaadhan oo lagu ciribtirayo khawaarijta ee ay Ciimada Daraawiishta Dowlad goboleedka Puntland ka wadaan Buuralayda Caalmiskaad” ayaa lagu war saxaafadeed ay soo saartay DF

HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAFAAFADEEDKA OO DHAMEYSTIRAN

Related posts

Askarigii dilay George Floyd oo lagu sii deynayo lacag badan oo Damaanad ah

Cabdi Cade

Maxaa Kusoo Beegay Mudaaharaadka Hubeysan Maalinta Kenya Loo Jaray Xirrirka?

Cabdi Cade

Madaxweyne Xasan Sheekh oo haweeney u Magacaabay Xakameynta Hubka Sharci darrada ah

Cabdi Cade
Taboola Ads ---