Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee xukuumada Somalia ayaa sheegtay Kaarka Aqoonsiga Qaran inuu yahay xaq Dadweyne oo ilaalinta xogtiisana ay yahay mid sugan.
Qoraal ka soo baxay Wasaaradda ayaa lagu sheegay in kaarka aqoonsiga uusan wax shaqo ku laheyn arrimaha siyaasada iyo doorashooyinka balse uu yahay aqoonsi cadeynaya Soomaalinimada.
Waxaa qoraalka lagu sheegay “Xogta kaarka ma ahan mid sugan, amni ah, oo ku kaydsan gacan la isku halayn karo.”.
HOOS KA DAALACO QORAALKA WASAARADA.