Meel u dhaw deegaanka Labo-garas ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa Ciidan ka tirsan Al shabaab oo afur u fadhiyey maqribnimadii caawa goob keyn ah waxaa weeraray ciidan ka tirsan Macawiisley.
Ciidamada degaanka ayaa ku guuleystay inay dilaan dhammaan 22 dagaalyahan oo goobtaas ku sugnaa, waxayna ka soo furteen qoryihii ay wateen sida lagu sheegay War saxaafadeed ka soo baxay Maamulka Hirshabelle.
HOOS KA AKHRISO WAR SAXAAFADEEDKA