Allbanaadir.com
NEWS

Booliska oo ka hadlay dil & rabshado ka dhacay Muqdisho

Taliska Ciidanka Boliiska Soomaliyeed Oo War ka soo saarey dilkii Galabka ka dhacay isgoyska afarta Afarta Jardiino ee magaalada Muqdisho ka dib markii askari ka tirsan ciidanka taraafikada uu dilay darawal bajaajle ah.

Dilkaas ayaa waxaa ka dhashay gadood iyo rabshado ay sameeyeen shacab ka carooday oo halkaas iskugu soo baxay, iyagoo gubay gaari ay lahaayeen ciidanka Booliska

Afhayeenka ciidanka Booliska ayaa sheegay in la soo qabtay askariga geystay falka dilka ah, lana soo taagi doono maxkamad

”Eedeysanihii Dilka Geystey ee Ka tirsanaa Taraafikada  gacanta ayaa lagu soo dhigey wuxuuna ku xeran yahay  Hoggaanka Baarista Dembiyada (C I D )  mala aqbali dooni in La Burburiyo Hanti Dadweyne Dembiga waxaa masuuliyadiisa leh Shaqsiga geystey” ayuu yiri

HOOS KA DAAWO HADALKA AFHAYEENKA

Related posts

Xisbiga Jamhuuriga Maraykanka oo qarka u saaran inuu labo garab u kala jabo

Caydiid Ali

Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo dhagaha ka fureestay Baaqii Madaxweyne Qoor Qoor

Cabdi Cade

Wasiir iyo Xildhibaano ku xayirnaa Garoonka Joma Kenyatta oo Muqdisho lagu soo celiyay

Cabdi Cade
Taboola Ads ---