Allbanaadir.com
JUBALANDNEWS

Madaxweyne Axmed Madoobe oo Xil muhiim ah u magacaabay Cabdicasiis Sheekh Dayib

Wareegto kasoo baxday Madaxweynaha maamul goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe ) ayaa lagu magacaabay Hanti Dhowraha guud ee maamulka Jubbaland.

Axmed Madoobe ayaa hanti dhowraha Guud ee Maamulka Jubbaland u magacaabay Cabdicasiis Sheekh Dayib oo kamid ah Aqoonyahanada kasoo jeeda Deegaanada Jubbaland.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

Dil dad badan ka naxeen oo ka dhacay Baladweyne iyo Ninkii geestay oo la qabtay

Cabdi Cade

Netanyahu oo sheeko cusub keenay & Xamaas oo ka feejigan

Caydiid Ali

Samia Suluhu oo Libaax qeylo badan ugu magacdartay Hoggaamiye Mucaarad ku ah

Cabdi Cade
Taboola Ads ---