Illaa 106 Xildhibaan ayaa ka soo horjeestay go’aankii Guddoomiye Aadan Madoobe uu kaga xayuubiyay Xubinnimadii Baarlamaanka Xildhibaan Abiib, iyagoo ku tilmaamay tallaabo sharci darro ah, uguna baaqay inuu ka laabto warqada uu soo saaray.
Qoraal ay ku saxiixnaayeen Xildhibaannadan ayay ku sheegeen in marka Xildhibaan Xasaanadda laga qaadayo ay u baahan tahay iney u codeeyaan saddex dalool labo tirada Guud ee Baarlamaanka, iyagoo xusay in Adan Madoobe uusan awod sharci ah u laheyn inuu bedelo Xldhibaan.
HOOS KA AKHRISO QORAALKA XLDHIBAANADA