Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada dalka ayaa War Saxaafadeed ay soo saareen waxa ay uga hadleen go’aankii shalay kasoo baxa Guddiga Aqalka sare u qaabilsanaa dhax dhaxaadinta Dowlada Federaalka iyo Maamul goboleedyada.
Qoraalka kasoo baxay Golaha Iskaashiga oo hada isugu soo haray sadex maamul goboleed uuna ku saxiixnaa Madaxweynaha Galmudug ayaa lagu soo dhaweeyay dadaalada Aqalka sare ay ku xalinayaan khilaafka labada dhinac.
Halkan ka Akhriso Qoraalka Golaha Iskaashiga
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com