Taliska ciidanka nabad sugida iyo Sirdoonka qaranka ee NISA ayaa sheegay inay duqeyn ku dileen Horjoogayaashii Qaraxyada u qaabilsanaa Al shabaab
Howlgalkan ayaa ka dhacay degaanka Jambaluul ee goboilka Sh/hoose waxaana qoraal ka soo baxay NISA lagu sheegay magacyada sadex horjooge iyo ilaaladooda oo duqeyntaas lagu qaarajiyey.
HOOS KA AKHRISO WAR SAXAAFADEED