Allbanaadir.com
NEWS

Somaliland oo deegaanadeeda ka joojisay keenista Weelka Madhan

Maamulka Somaliland ayaa dekadaha iyo garoomada kuyaalla deegaannada ay maamusho ka mamnuucday in laga soo dejiyo weelasha madhan, oo inta badan ganacsata soo gelin jireen deegaannadaasi.

Wareegto ka soo baxday Xafiiska gudoomiyaha Hay’adda Dhawrista Tayada Somalilans ,summadeeduna tahay Tix:HDHT/XG/01//329 /2025 kuna taariikhaysan: 09/03/2025 , ayaa kagu joojiyay keenista weelka madhan (Empty bags) .

Ujeedo: Joojin Weelka Madhan (Empety bags)

Related posts

Duqa Muqdisho oo amar & ganaax wada socda ku soo rogay Maamulada degmooyinka

Caydiid Ali

Trump oo hadalo isir naceyb ah ku Weeraray Ilhaan Cumar & dalka ay ka soo jeedo

Caydiid Ali

Dood adag oo ka taagan hub 8-Bilyan Dollar looga iibinayo Sacuudiga iyo Imaaraadka

Cabdi Cade
Taboola Ads ---