Allbanaadir.com
NEWS

Madaxweynaha Jubbaland oo magacaabis cusub sameeyay (Wareegto)

Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Madoobe),  ayaa wareegto uu soo saaray ugu magacaabay  Cusmaan Muxumed Madeey in uu noqdo Gudoomiye ku xigeenka Amniga iyo Siyaasada Gobolka Gedo.

Axmed Madoobe, ayaa marar badan is beddel ku sameeyay maamulka gobolka Gedo oon qaarkood tegi karin degmooyinka gobolkaasi, waxaana gobolka Gedo saameyn xooggan ku yeeshay khilaafka u dhaxeeya dowladda Federaalka iyo maamulka Jubbaland.

Xafiiska Shabakadda Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Muuse Biixi oo eedeeyey Farmaajo, kana hadlay xanibaadii Shiikh Shariif & Xasan Shiikh

Caydiid Ali

Xaliimo Yarey oo shaaciyay in ay Caqabad ku qabaan xarunta ay ku leeyihiin Madaxtooyada

Cabdi Cade

Abiy oo laga cabsi qabo inuu dagaal afaraad ka bilaabo Badda Soomaaliya marta

Cabdi Cade
Taboola Ads ---