Allbanaadir.com
NEWS

Musharaxiin Madaxweyne oo soo saareen War- saxaafadeed wadajir ah soo saaray

War- saxaafadeed ay si wadajir ah usoo saareen saddex kamid ah musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha Soomaaliya, ayey ku garab istaageen ugu muujiyeen ciidanka dowladda iyo kuwa deegaanka  ee dagaalka kula jira Al Shabaab.

“Waxaan si buuxda u garab-taagannahay ciidamada qalabka-sida oo ay ugu horreeyaan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Daraawiishta iyo halgamayaasha degaanka ee Macawiisleyda ee Argagaxisada Daacish iyo Al-Shabaab kula diririya gobollada Bari iyo Shabeellaha Dhexe ee Dowlad-goboleedyada Puntland iyo Hirshabeelle” ayaa lagu yiri warka kasoo baxay musharaxiintan.

 

Related posts

Rabshado xooggan oo ka socda UK iyo Keir Starmer oo si adag u hadlay

Cabdi Cade

Somalia oo la wareegtay Guddoonka Ururka Jaamacadda Carabta (Daawo Sawirro)

Caydiid Ali

Ciidamo katirsan Milatariga Soomaaliya oo la la’yahy kadib markii ay la degtay Doon ay la socdeen

Cabdi Cade
Taboola Ads ---