Ciidanka Qalabka Sida iyo geesiyaasha dadka degaanka ayaa maanta Al shabaab ku jabiyay weerar ay ku qaadeen deegaanka Ceel Cali Axmed sida lagu sheegay War saxaafadeed ka soo baxay Dowlada Somalia.
“Geesiyaasha Ciidanka Qalabka Sida iyo ciidamada xaq u dirirka ah ee dadka deegaanka oo si weyn u foojigan ayaa jab xoogan gaarsiiyay cadowga Khawaarijta ah, waxaana ay ka hor istaageen isku daygoodii liitay” ayaa lagu yiri War saxaafadeed ka soo baxay DF
HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA