NEWSJadwalka Doorashada kuraas ka banaan BFS oo la shaaciyey by Caydiid AliMarch 1, 20250 Share0 Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha, ayaa iclaamiyey doorashada kuraasta GSH 248 & GSH 049 oo ka tirsan Golaha Shacabka, taasi oo 6-da ilaa 8-da bishaan ka dhacaysa magaalada Dhuusamareeb HOOS KA AKHRISO QORAALKA GUDDIGA