Allbanaadir.com
NEWS

Madaxweyne Qoorqoor oo guddiga Wasiirro oo arrimo muhiim ah ka shaqeenaya magacaabay

Madaxweynaha dowlad goboleedk Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa magacaabay guddi heer wasiirro ah oo ka shaqeyn doona arrimaha abaaraha iyo isku tashiga dadka iyo Dowladda Galmudug.

Wareegtada uu soo saaray Madaxweyne Qoorqoor ayuu ku faray hay’adaha kala duwan in ay guddigan kala shaqeeyaan waajibaadka shaqo ee loo igmaday.

Related posts

Cali Guudlaawe oo Cadaadis xoogan kala kulmaya Labo Musharax Madaxweyne !

Cabdi Cade

Ireland: “Lama aqbali karo awooda ciidan ee DF u adeegsatay dibed-baxayaasha”

Caydiid Ali

Maxay Cali Guudlaawe & xubnaha la socday ku soo arkeen degaanka Guulane? (Sawirro)

Caydiid Ali
Taboola Ads ---