Allbanaadir.com
NEWS

Dowladda Soomaaliya oo iska bixisay qaaraan sanado badan lagu lahaa

Dowladda Soomaaliya,  ayaa 35-sano ka dib ku guulaysatay inay ka baxdo liiska dowladaha lagu leeyahay qaaraanka Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay.

Dowladdaha aanan bixin qaraanka ayaanan wax cod ah ku yeelan doonin fadhiyada golaha loo dhanyahay ee Qaramada Midoobay, sida ku cad liiskaan hoose oo ay ku jiraan dowlado badan.

Arintaan ayaa timid ka dib markii ay dawladdu bixisay Qaraankii lagu lahaa taas oo kor uqaaday suncadda dowladda Soomaaliya.

Related posts

Ciidamada Booliiska oo magaalada Muqdisho ku qabtay Eedeesane fakad ahaa

Cabdi Cade

Abwaan iyo Qoraa isaga oo xabsi ku jira ku guuleestay Abaal marin muhiim ah !!

Cabdi Cade

Madaxweyne Trump oo markii ugu horeysay ka degay magaalada London (Daawo Sawirro)

Caydiid Ali
Taboola Ads ---