Allbanaadir.com
NEWS

SCAC oo tababar u qabatay qeybaha Warbaahinta (Sawirro)

Hayadda Ka hortagga Xanuunka HIV/AIDS ee SCAC ayaa Xarunteeda Muqdisho ugu qabatey Tababar ku saabsan Xanuunka HIV/AIDS ugu Qabatey Qaybaha Warbaahinta iyo qaybaha Baraha Bulshada

Ujeedka loo qaybtey Tababarkaan ayaa ahaa Sidii Warbaahinta galaangal ugu yeelan lahayd Sidii loo joojin lahaa Faquuq markasta la kulmaan Dadka la nool Xanuunkaas

Axmed Maxamed Jimcaale oo Madax ka ah Hayada SCAC ayaa sheegey in Hayadda Maalmahan wadey Tababaro ay u qabaneysey qaybaha Warbaahin iyo Qaybaha baraba Bulshada si looga Hortago Faquuqa lagu hayo dadka la nool Xanuunka HIV waxaa Tababarka Goob joog ka ahaa Masuuliyiin ka socotey Unicef, Wasaarada Caafimaadka, Dadka la nool Xanuunka HIV iyo Waaxda Caafimaad Gobolka Banaadir

HOOS KA DAAWO SAWIRADA

Related posts

Abiy oo Erdogan ka aqbalay ilaalinta madax banaanida Somalia

Caydiid Ali

Daawo Video:- Cabdi Qeybdiid oo sheegay in dastuurka ay ku jiraan qodobo u baahan..

admin

Duqa Muqdisho oo tagay goobtii uu ka dhacay qaraxii Is-miidaaminta ahaa (Sawirro)

Cabdi Cade
Taboola Ads ---