Allbanaadir.com
NEWS

Puntland oo go’aan kasoo saartay isticmaalka 50 ka dollar

Maamul goboleedka Puntland ayaa go’aan rasmi ah kasoo saaray isticmaalka lacagta 50 ka dollar , oon sanadihii lasoo dhaafay aan laga isticmaaleyn deegaannada maanulkaasi.

Isticmaalka lacagta 50 ka dollar ayaa la joojiyay kaddib markii deegaannada Puntland lagu arkay lacago la been abuuray, taas oo keentay in muddo sannado ah deegaannada maamulkaasi ka shaqeyn weyso lacagtan.

Qoraal kasoo baxay bangiga dhaxe ee Puntaland ayaa lagu go’aamiyay in dib loo fasaxo isticmaalka lacagta 50ka dollar, waxa uuna bangiga amray in wax shuruud u gaar ah lagu xiri karin isticmaalja 50 ka dollar.

Related posts

Al-Shabaab oo Qori & Kitaab guddoonsiiyey Ugaas lagu duubay degaan ay Maamulaan (Daawo Sawirro)

Caydiid Ali

Al Shabaab oo maalmo u qabatay Odayaashii iyo Ergadii soo doortay Baarlamaanka Somalia

Cabdi Cade

Meydka wiil Soomaali ah oo laga helay xabsi ku yaalla Germany & baaritaan socda

Caydiid Ali
Taboola Ads ---