Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, iyadoo ka duuleysa ilaalinta xuquuqda shaqaalaha Soomaaliyeed ee ka shaqeeya dibadda, waxay soo saartay 𝐚𝐦𝐚𝐫 𝐫𝐚𝐬𝐦𝐢 𝐚𝐡 oo lagu joojinayo lacagaha sharci-darrada ah ee ay qaadaan shirkadaha shaqo-siinta dibadda.
𝐖𝐀𝐑-𝐒𝐀𝐗𝐀𝐀𝐅𝐀𝐃𝐄𝐄𝐃
![](https://i0.wp.com/www.allbanaadir.org/wp-content/uploads/2025/02/480667525_655789733774378_5072210584023447772_n.jpg?resize=620%2C877&ssl=1)