Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) oo maalintii 5-aad ku guda jira Safarka shaqo ee uu ku joogo Dalka Imaaraadka Carabta ayaa booqday DekeddaΒ πππ’π«π ππ₯ πππ¦π«π ee Dubai
Dekedaasi oo ka mid ah Dekadaha ugu muhiimsan ee ay Ganacsatada reer Somaliland wax ka soo dhoofsadaan, ganacsigooduna uu ka goosho.
Booqashada Madaxweynaha ee Dekedda πππ’π«π ππ₯ πππ¦π«π ee Dubai, waxa ay hoosta ka xarriiqaysaa sida ay Somaliland uga goβan tahay xoojinta ganacsiga xagga Badda iyoΒ inay xidhiidh dhaqaale oo qoto dheerΒ ay Somaliland la yeelato DalkaΒ Imaaraadka Carabta” ayaa lagu yiri War-saxaafadeed ka soo baxay madaxtooyada Somaliland.