Allbanaadir.com
NEWS

Madaxweyne Laftagareen oo saxiixay Hindise sharciyeed muhiim ah

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdıcasııs Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Saxiixay Hindise Sharciyeedka Ilaalinta Gargaarka Bani’aadanimada oo ay diyaarisay Wasaarada Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Koonfur Galbeed.

Hindise Sharciyeedkan ayaa ah xoojinta Iskaashi ku salaysan Ilaalinta Gargaarka iyo Isla Xisaabtan Qaabka Cusub ee Maaraynta Gargaarka iyo Gaarsiinta Gargaarka Dadkii loogu talagalay.

Munaasabadda Saxiixa Hindise Sharciyeedka waxaa Madaxweynaha ku wehlinayey Wasiiro ka tirsan Xukuumada Koonfur Galbeed oo uu kamid yahay Wasiirka Gargaarka, mas’uuliyiin sare oo ka kala socday Qaramada Midoobay, Hay’addaha Caalamiga ah, iyo kuwa maxalliga ah. oo uu kamid yahay ku-xigeenka Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee Arrimaha Soomaaliya.

Related posts

(Sawirro) Jen. Xijaar oo khudbad ka jeediyey Shirka Taliyeyaasha Booliska dalalka Carabta

Caydiid Ali

Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur oo falcelin culus ka bixiyey khudbadii Farmaajo

Caydiid Ali

(Xilka iyo xubiga kala dooro!) Qiso dhab ah oo qabsatay Taliye ku-xigeenka Booliska Somalia

Caydiid Ali
Taboola Ads ---