Allbanaadir.com
NEWS

DF oo War ka soo saartay dagaalkii ka dhacay degmada Baardheere

Wasaarada amniga xukuumada federaalka Somalia ayaa war ka soo saartay dagaaladii saaka ka dhacay degmada Baardheere ee gobolka Gedo kuwaasoo dhexmaray ciidamada DF iyo kuwa Jubbaland oo ku loolamaya maamulka degmadaas.

Dagaalka ka qarxay degmada Baardhaare ayaa dhaliyay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo soo kala gaaray dhinacyada dagaallamay, waxaa sidoo kale la soo tabinayaa inay jiraan khasaarooyin dagaalka ka soo gaaray dad shacab ah.

Dadka dagaalka Baardheere ku dhintay saaka waxaa ka mid ah Maxamed Ilyaas Caagane oo ka mid ahaa mas’uuliyiintii ay dhowaan dowladda Soomaaliya u magacowday maamulka degmada Baardheere, waxaa uuna ahaa ninkan guddoomiyaha Arrimaha Bulshada ee degmadaasi.

HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA DF

Related posts

Gudoomiyihii Degmada Hodan oo la dilay kadib markii uu Muqdisho kusoo laabtay

Cabdi Cade

C/raxmaan C/Shakuur oo dhaliilay qorshe uu wado Madaxweyne Xassan Shiikh

Caydiid Ali

Jaamacadda Jazeera oo xaflad soo dhawayn ah u samayay arday cusub (Daawo Sawirada)

Cabdi Cade
Taboola Ads ---