Allbanaadir.com
NEWS

Wasaarada Caafimaadka Soomaaliya oo amar cusub soo saartay

Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee dowlada Somalia ayaa soo saartay amar faraya dadkaka dhoofaya iyo kuwa soo galaya dalka iney qataan talaal looga hortagayo cudurada qaarkood

Tallaalada Wasaaradu soo rogtay waxaa ka mid ah

1: Tallaalka ka hortagga duumada (Yellow Fever)

2:Tallaalka Dabaysha (Oral Poliomyelitis Vaccine)

3: Tallaalka Qaaxada Maskaxda (Quadrevalent Neisseria Meningitis Vaccine)

“Waa in ay qaataan dhammaan dadka soo galaya ama ka baxaya dalka laga billaabo 1-da Febraayo 2025” ayaa lagu yiri qoraal ay soo saartay Wasaarada

HOOS KA AKHRISO QORAALKA WASAARADA

Related posts

Madaxweyne Laftagareen oo si kulul u weeraray siyaasiyiinta mucaaradsan DF (Sawirro)

Caydiid Ali

Mid kamid ah Degmooyinka Muqdisho oo Marti-galineysa musuq maasuq xoogan !!(Gobalka Banaadir)

admin

Beesha Caalamka oo War kasoo saartay Shirka ka dhacaya Garoonka Aadan Cadde

Cabdi Cade
Taboola Ads ---