Dowlada Somalia ayaa war ka soo saartay Hawlgal ay si wadajir ah isaga kaashadeen Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladda Mareykanka oo lagu beegsaday saraakiil sare iyo xubnaha kooxda Daacish (ISIS) oo ka dhacay buuraleyda gobolka Bari ee Dowlad Goboleedka Puntland.
HOOS KA AKHRISO WAR SAXAAFADEEDKA