Wasaaradda Arrimaha gudaha ee Xukuumada federaalka Somalia ayaa digniin culus u dirtay Hay’adaha samafalka iyo kuwa aan dowliga aheyn (NGO) ee ka howlgala gudaha Soomaaliya iyadoo digniintas ay la xiriirto la macaamilka kooxda Al-shabaab.
HOOSKA AKHRISO QORAALKA AL-SHABAAB