Allbanaadir.com
NEWS

Bushaaro loo hayo qurba joogta Soomaaliyeed meel kasta ay Joogaan

Waxa la ogaysiinayaa dhammaan waalidiinta jecel ubadkooda iyo iyaguba inay bartaan quraanka kariimka ah iyo culuumtiisa in dugsiga AL-BAANI QURAN ONLINE uu qaadanayo bishan arday cusub .

Courses ka dugsigu ku barayo waxa kamid ah :

1) Quraanka kariimka ah

2) Higaadda

3) Carabida

4) Xadiithka

5) Caqiiqda islaamka

6) Fiqhiga

7) Siirada nabiga صلى الله عليه وسلم

8) Tarbiyadda caruurta

Dugsigu waxa uu kuu diyaariyay macalimiin aqoon buuxda u leh casharada ay bixinayaan .

Ardayda la qaadanaya way xadidantahay ee hore ugaadh yaanay kaa buuxsamine.

Wixii faahfaahin ah ee intaasi dheer kala soo xiriir:

Whatsapp: +252634734474

IMO: +252634734474

Skype: MARKIS AL-BAANI ONLINE

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Wiilashii ugu horeeyey oo laga soo saaray bohoshii ay go’doomeen ee dalka Thailand (Daawo Sawirro)

Caydiid Ali

Iska hor imaad xalay ka dhacay Muqdisho iyo kooxo hubeesan oo gacanta lagu dhigay

Cabdi Cade

Guddiga Farsamada Maamul dhisidda Galmudug oo War cusub soo saaray (Akhriso)

Caydiid Ali
Taboola Ads ---